December 10 2018 04:11:32
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kongareeska Mareykanka oo meel mariyay in Sucuudiga la dacweyn karo.......................
    News  wararka New Page 1
    Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa waxa uu taageeray xeer u ogolaanaya qoysaska dadkii ay dhibaatada ka soo gaartay weerrarkii 9/11 inay dacweeyaan dowladda Sucuudi Carabiya.

    Hasayeeshee waxaa jirta cabsi ah in madaxtooyada ay xeerkaasi dul dhigi doonto codka qayaxan ee Veto-ga.

    Aqalka Senate-ka ayaa si aqlabiyad ah ku meel mariyay tallaabadaasi bishii May, inkastoo dadka ka soo horjeeda ay ka digeen in ay haleyn karto xiriirka Mareykanku uu la leeyahay Sucuudiga.

    Madaxweyne Obamana waxa uu ku adkaystay inuu awooddiisa diidmada qayaxan uu ku horjoogsan doono xeerkaasi.

    Shan iyo toban ka mid ah sagaal iyo tobankii qof ee diyaaradaha afduubtay misana qaaday weerrarkii 9/11 ayaa waxa ay u dhasheen dalka Sucuudiga. sida warbaahinta Somaliya ay sheegtay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,982 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014