December 10 2018 06:04:46
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:----Diyaarad Qaad siday oo maanta shil ku gashay Gobolka Baay.......................
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Baay Weydow Cali Xasan ayaa Shabeelle u sheegay in mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka ka keena dalka Kenya ay maanta Shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha ee degmada Bardaale.

    Guddoomiyaha ayaa sheegay in diyaaradda ay ka baxday Dhabaha Diyaaradda xilli ay soo caga dhiganeysay Garoonka diyaaradaha ee degmada Bardaale.

    Waxaana uu intaas ku daray in Diyaaradda gebi ahaan ay ka bur bureen Baalashii ay ku duuleysay islamarkaana ay isku dhaceen Dhagax meesha yiilay.

    Inta badan Garoomada Diyaaradaha ee gudaha Soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ku soo degaan qaadka ayaa inta badan ah kuwa aan dayactirneen ee aan ku habooneen duulimaadyada ay ka sameeyaan diyaaradaha.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,753 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014