December 10 2018 03:44:14
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamada Galmudug iyo Liyu Police Ethiopia oo Ku Digaalamay Gobolka Mudug, ayadoo Kuwa Liyu Police Dharbaaxi xun la Gaarsiiyay.................
    News  wararka New Page 1
    Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa ku soo warramaya in Ciidamada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ay weerar ku qaadeen deegaanka Dacdheer ee Gobolka Mudug.

    Iska hor’imaad u dhexeeyay Ciidamada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia iyo dadka deegaanka ayaana lagu soo warramayaa in deegaanka Dacdheer ku dhexmaray.

    Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u xaqiijiyay in Iska hor’imaadkaasi lagu qaarijiyay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Liyu Police.

    Waxaana Sarkaalka la dilay lagu Magacaabi jiray Cabdi Muuse Ashkar, kaas oo la qaarijiyay kadib markii Ciidmaada Liyu Police ay gudaha u galeen deegaanka Dacdheer.

    Xilligaas ay galayeen Dacdheere Liyu Police-ku ayaa waxa ay qiil ka dhiganayaan in ay baadi goobayaan dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab Ciidamada Liyu Police ayaa la xasuustaa Gaboob falladii aan loom eel dayin ay horay uga geysteen Gobolka Mudug.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.03 seconds 28,900,501 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014