December 10 2018 12:57:30
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War deg deg Ah:-----Kismaayo oo la isku feeray iyo Wasiiru Dowle La Garaacay......................
    News  wararka New Page 1
    Warar naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxey sheegayaan in kulan ka socday magaaladaasi uu buuq iyo feer kusoo dhamaaday.

    Kulankaasi waxa uu ahaa mid ay Beelaha Degga Jubbaland iskugu yimaadeen islamarkaana la sheegay in lagu soo xulayey Xubnaha umateli doona Baarlamaanka Cusub Ee Soomaaliya.

    Muran iyo Buuq hareeyey Kulankaasi ayaa waxa lasoo sheegayaa in feer iyo gacan ka hadal ay ka tagtay ka qeyb galayaashii kulanka.

    Odayaal dhiig ka baxayey ayaa lagu arkay kulanka sida ay goob joogayaal ay sheegeen waxaana dadka la feeray ku Jira C/raxmaan Dheere oo mar wasiiru dowle kasoo noqday Xukuumadii Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,146 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014