December 10 2018 05:47:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiyaha Buurhakaba oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Degmadaasi............................
    News  wararka New Page 1
    Qarax ay ku dhaawacmeen askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay sida ay idaacaddda Risaala u sheegeen Madax ka tirsan maamulka degmada Buurhakaba.

    Guddoomiyaha degmada BuurHakaba Maxamed Cabdi Maxamed ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay Qarax ka dhacay meel u dhow hoyga uu ka deggan yahay Buurhakaba Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Miino , waxaana gudoomiyaha soo gaaray dhaawac sida ay inoo sheegeen saraakiil ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

    Dhaawaca gudoomiyaha degmada Buurhakaba ayaa loo cararay isbitaalka ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed Askar ka tirsan ilaalada gudoomiyaha ayaa sidoo kale la sheegaya in ay soo gaareen dhaawac u fudud.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,468 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014