December 10 2018 05:47:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War culus:--Sarkaal Muqdisho lagu Dilay iyo Saldhigga Yaaqshiid oo Weerar Hubeysan la kulmay.................................
    News  wararka New Page 1
    Rag Bastoolado ku hubeysan ayaa degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa sirdoonka dowladda Federaalka Xalay Fiidkii ayaa xaafadda Siigaale ee degmada Hodon lagu dilay Col.Siyaad Max’med oo kamid ahaa saraakiisha ugu sarraysa sirdoonka Dowlada Federaalka sida ay sheegtay warbaahinta somaliya.

    Xoogagii dilka geystay ayaa si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqay kadib markii ay khaarijiyeen sarkaalka, dilka Col. Siyaad ayaa noqonaya sarkaalkii 2-aad oo isbuucaan gudihiisa Muqdisho ka dhaca.

    Dhinaca xoogag hubeysan ayaa xalay weerar loo adeegsaday Bambaanooyin ku qaaday saldhigga booliska degmada Yaaqshiid Goob jooge ku sugan Yaaqshiid ayaa sheegay in qaraxyada kadib la maqlay rasaas xooggan oo ay fureen ciidanka booliska ee la weeraray.

    Dilalka iyo weerarada ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusii badanayay degmooyinka gobolka Banaadir waxaana mas’uuliyadda weeraradaan sheegta xarakada Al Shabab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,457 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014