December 10 2018 12:24:09
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Mid ka mid ah Ergada soo xulaya Xildhibaanada Aqalka hoose oo lagu Dilay Kismaayo............................
    News  wararka New Page 1
    Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay dirir ku dhexmartay Ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada Baarlaamaanka Aqalka Hoose ka soo galaya Maamulka Jubaland.

    Dirirtan ayaa ka dambeysay kadib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay Abdiraxaman Maxamed Carab iyo Cumar Faarax Ismaaciil Loohaan, waxaana halkaasi ku dhintay Abdiraxaman Maxamed Carab oo ka mid ah Ergada soo xulaya Xildhibaanada.

    AUN Abdiraxaman Maxamed Carab ayaa geeriyooday kadib markii sida la sheegay uu Cumar Faarax Ismaaciil Loohaan mindi la dhacay Ilaa iyo hada lama oga halka uu ku dambeeyo Cumar Faarax Ismaaciil Loohaan oo Dilkaasi geystay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,571 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014