December 10 2018 12:30:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xarakada Al-Shabaab oo sheegay in Askar AMISOM ka tirsan ku dileen Shabeelaha Dhexe...............................
    News  wararka New Page 1
    Xarakada Al shabaab ayaa sheegtay inay ku dileen duleedka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha dhexe 7 askari oo u dhashay dalka Burundi, kuwaasi oo katirsanaa howlgalka Midowga Africa, ee AMISOM.

    Al shabaab waxay sheegtay in weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ay wateen Ciidamada Burundi oo kaoso baxay deegaan lagu magacaabo Biyo Cadde, kuna sii jeeday dhanka deegaanka Jahwayn oo 8 Km u jira degmada Mahadaay.

    Weerarka ayaa la sheegay in uu ku billowday qarax loo adeegsaday miino wadada qarkeeda lagu aasay, taasi oo lala bartilmaameedsaday kolonyada ciidamada Burundi, waxaana xigay dagaal toos ah oo mudo ku dhaw hal saac socday.

    Al shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaasi ku dileen 7 askari kuwa kalena ay ku dhawaceen Dhanka kale, AMISOM ayaa beenisay sheegashada Al shaabab, oo ay ku tilmaam tay war been abuur ah oo aan waxba ka jirin.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,683 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014