December 10 2018 04:47:40
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:--Dagaal Dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo iyo Galmudug oo baacsatay Puntland.........................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta Dagaal culus uu dib uga bilowday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa ku soo warramaya in saaka Madaafiic ay isweedaarsanayaan maamullada Puntland iyo Galmudug halkaas laga maqlayo Sidoo kale waxaa jira Rasaas labada dhinac ay isku weedaarsanayaan Xaafadaha Galbeedka Magaalada Gaalkacyo.

    Shalay ayaa Qaramada Midoobay waxa ay Heshiis Xabad Joojin ah kala dhex dhigtay maamullada Puntland iyo Galmudug.
    Horay waxaa u fashilmay Heshiis ay garwadeen ka ahayd Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,552 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014