December 10 2018 04:04:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Cad:---AMISOM oo dalbatay Ciidamo Dheeraad ah in lagu soo biiriyo Howlgalkooda Soomaaliya...........................
    News  wararka New Page 1
    Taliye-yaasha Dalalka ay Ciidamada ka joogan Soomaaliya ayaa waxey ku baaqeen in Ciidamo dheeraad ah lagu soo daro hawgalka Midowga Afrika ee AMISOM, kaasi oo lagula Dagaalamayo Xarakada Al Shabaab.

    Waxaa sidoo kale ay sheegeen in Ciidamadaasi dheeraadka ay wax badan ka qaban doonaan Dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al Shabaab ee ka socda Dalka Soomaaliya.

    Taliye-yaashan ayaaa cod dheer waxey ku sheegeen in Ciidamada lagu baaqay in lagu soo biiriyo hawgalka AMISOM ay ka qeyb qaadan doonaan sugida amaanka doorashooyinka Dalka Soomaaliya.

    Shirkii Taliye-yaashan ayaa sidoo kale waxaa laga shaaciyay in Ciidamada Cusub ay qaadi doonaan howlgallada ku wajahan qeybo ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo Jubbooyinka.

    Ugu dambeyn, waxaa ay ka codsadeen Beesha Caalamka in ay taageero ku bixiso Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaasi oo ka qeyb qaadanaya xasilinta Dalka Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,859 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014