December 10 2018 03:21:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Cabdiraxmaan Faroole oo ku fashilmay Musharaxnimadiisa kana tanaasulay….........................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa si adag u beeniyay in uu u tanaasulay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.



    Waxaa Isniintii suuqa soo galay in C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud uu ka tanaasulay murashaxtinimadiisa jegada madaxtinimada ee dalka, ka dib kulan Magaalada Garoowe uu kula qaatay Ra’iisal Wasaare Sharmaarke, Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Xildhibaan C/risaaq Cismaan Xasan (Jurille).



    Madaxweynihii hore ee Puntland, ayaa kulankaasi ku sheegay mid wada tashi ah, maadaama la soo gaba gabeeyay doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somaliya.



    C/raxmaan Faroole oo ka gaabsaday in uu ka hadlo waxyaabihii ay kaga wada hadleen kulankaasi, ayaa hadana si adag u beeniyay in uu u tanaasulay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, si deegaanada Puntland uu kaga yimaado murashax qura.



    Faroole oo Talaadadii Saxaafadda kula hadlaayay Magaalada Garoowe, ayaa waxaa uu meesha ka saaray in kulankaasi ay kaga hadleen waxyaabo u gaar ah, aan ka ahayn in ay uga wada hadleen talada guud, sida uu yiri.



    Ra’iisal Wasaare Sharmaarke oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Garoowe, ayaa waxaa uu ka wadaa ololihiisa uu ku doonayo in uu kula wareego hogaaminta dalka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,163 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014