December 10 2018 03:55:10
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Deg Deg ah: Ciidamada AMISOM oo Gabar Da’yar ku Dilay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan…...................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada Amisom ee qeybta ka ah howlgalka Amisom ayaa maanta gabar da’yar waxa ay ku dileen gudaha degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.



    Askari Ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka Howlgalka Amisom ayaa la sheegay in gabadhaan oo mareysay bartamaha magaalada uu risaas ooda kaga qaaday lamana ogo sababta arintaan ka danebysa.



    Maamulka degmada jalalaqsi ayaa sheegay in baaritaan ay ku sameyndoonaan falkaan ka dhacay maanta degmada islamarkaana ay saraakiisha ciidamada jabuuti kala hadli doonaan sida loo soo qabn lahaa askriga falka dilka geystay
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,709 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014