December 10 2018 06:10:20
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:--- Labo Gabdhood oo Soomali ah oo lagu Dilay Dalka Canada kuwaasoo ..................
    News  wararka New Page 1
    Wararka Naga soo gaaraya dalka Canada ayaa kusoo waramaya in meydka labo gabdhood oo Soomaaliyeed laga helay Magaalada Ottowa ee dalka Canada .

    Ciidanka Booliska ayaa sheegay in labadaan Gabdhood oo la sheegaayo in ay ahaayeen walaalo in laga helay Meydkooda Gurigii ay ka deganayeen Magaalada Ottawa.

    Kooxo hubeysan ayaa gurigooda ku dilay ka dibna Meydkooda ayay qariyeen sida uu sheegay Sarkaal Sare oo ka tirsan Booliska dalka Canada Gabdhaha Meydkooda la helay ayaa lagu kala Magacabaa Nasiibo Cabdiraxmaan iyo sidoo kale Asmo Cabdiraxmaan.

    Da’dooda ayaa lagu kala sheegay 23-Sano jir iyo 32 Sano jir.Ciidanka Booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay qabteen dad lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen dilka Gabdhahaasi Soomaaliyeed.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,849 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014