December 10 2018 06:33:47
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xoogaga Al Shabaab oo Gaari ku gubay Duleedka Degmada Bardaale....................
    News  wararka New Page 1
    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Weerar Xarakada Al Shabaab ay ku qaadeen Gaari Khaad siday oo marayay Duleedka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

    Weerarkan ayaa sida la sheegay Xoogaga Al Shabaab waxey ku qaadeen Gaari Khaad siday oo marayay Tuulada Jiiro-Guureey ee Duleedka Degmada Bardaale.

    Guddoomiyaha Degmada Bardaale, Weedoow Cali Xasan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in Xoogaga Al Shabaab ay jidka u galeen Gaari Khaad ka soo qaaday Bardaale, islamarkaana ku sii jeeday Magaalada Baydhabo Guddoomiye Weedoow ayaa waxuu tilmaamay in Dagaal yahanada Al Shabaab ay gubeen Gaarigaasi iyo Khaadkii saarnaa.

    Gaarigan lagu gubay Duleedka Degmada Bardaale ayaa Khaadka waxuu u siday sida la tilmaamay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ee ku sugan Magaalada Baydhabo Wararka ayaa sheegaya in 3 Ruux oo Gaariga lagu gubay la socday ay ka baxsadeen Xoogaga Xarakada Al Shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,215 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014