December 10 2018 03:40:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo magaalada Muqdisho dib ugu laabtay iyo Xaalad Cusub...........................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu laabtay madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadana ah musharrax u taagan xilka madaxwaynaha.



    Sheekh Shariif, ayaa markii uu ka gaaray garoonka diyaaradaha waxaa loo galbiyay hoyga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu warbaahinta uga warbixiyay soo laabashadiisa.



    Musharraxu waxa uu ka hadlay dib u dhacyada ku yimid doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isagoona dhaliilay dib u dhacyadaasi faraha badan ee doorashada ku yimid kuwaas oo uu ku dhaliilay dowladda Soomaaliya Sheikh Shariif ayaa lagu wadaaa in uu gudo galo olalihii doorashada ee sanadkaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,455 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014