December 10 2018 07:07:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dhageeyso:----Itoobiya oo shaaciyay Madaxweynaha Cusub ee Somalia & Qabiilka uu kasoo jeedo.........................
    News  wararka New Page 1
    iyadoo meel xasaasi ah uu marayo Ololaha doorashada Kursiga M/weynaha Somalia ayaa Hay’ad caalami ah oo fadhigeedu yahay dalka itoobiya gaar ahaan Magaalada Addis abbaba waxaa ay shaaca ka qaaday Warbixin yaab leh taasoo lagu muujiyay shaqsiga noqon doona M/weynaha Cusub ee Soomaaliya iyo Beesha uu kasoo jeedo.

    Hay’ada Wadda Xaajoodka, Cilmi baarista & iskaashiga marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan “CDRC” ee dalka itoobiya ayaa soo bandhigtay Warbixin ka kooban 15-Bog taasoo ciwaan looga dhigay”Saadaasha Siyaadada Somalia iyo Xiliga kala guur & Murashaxa M/weynaha Noqon doona”
    HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA
    Warbixinta ayaa lagu muujiyay loolanka addag ee ka dhaxeeya Beelaha Soomaaliyeed gaar ahan Beelaha Hawiye & Daarood iyadoo lagu sheegay Warbixinta in aysan macquul aheyn Musharax aan qabiilka hawiye aheyn in uusan noqon doonin M/weynaha Cusub balse hadii ay dhacdo in Beesha Daarood ay xilkaasi helaan in dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho aysan ku shaqeyn karin dowlada Cusub.

    Sidoo kale Warbixinta ayaa lagu sheegay in dalalka daneeya arimaha Somaliaya ay ogaadaan hadii dowlad sii shaqeysa loo baahan yahay in kursiga M/weynaha loo dhaafo Beesha hawiye Warbixinta oo Meelaha qaar u muuqatay mid leeskaga hor keenayo Beelaha Soomaaliyeed ayaa Ugu dambeyn lagu sheegay in M/weynaha Cusub ee Soomaaliya uu noqon doono Musharax kasoo jeeda Beesha Hawiye.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,754 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014