December 10 2018 03:36:49
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Deg Deg: Taliyihii Booliska Maamulka Sh/dhexe oo Lagu Dilay Magaalada Jowhar iyo Al Shabaab oo Mas'uuliyadda Sheegatay........................
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar hubeysan oo caawa magaaladaasi ka dhacay lagu dilay mas'uul katirsanaa dowladda Federaalka.


    Xoogag katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa agagaarka saldhigga Booliska degmada Jowhar ku dilay Col. Khaliif Cabdulle Carfaaye oo ahaa taliyaha guud ee ciidamada booliska gobolka Sh/dhexe ugu magacaaban maamulka ‘Hirshabelle’.

    War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka lagu dilay Col. Khaliif iyo sarkaal kale oo isna katirsanaa laamaha ammaanka maamulka Sh/dhexe.


    Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in qaraxyo lagu weeraray goob uu ku sugnaa taliyaha booliska kadibna waxaa xigay rasaas xooggan oo sababtay dhimasho iyo dhaawac.

    Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamo farabadan lagusoo daadiyay waddooyinka magaalada Jowhar waxayna wadaan baaritaano, sida ay baahisay idaacadda Andalus Khaliif Cabdulle ayay mujaahidiintu si aad ah u doon doonayeen
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,405 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014