September 21 2017 02:03:21
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Daawo Sawiro:---Al-Shabaab Oo Shacabka Degmada Jilib Usoo Bandhigay Meydad Askar Kenyan ah, Gaadiid Iyo Hub..........................
    Dhacdooyinka New Page 1
    Xarakada Al-shabaab ayaa ku soo bandhigay degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe meydad askar Kenyan ah oo ay ku dileen weerar maalmo ka hor ka dhacay degaanka Haamey oo ka tirsan gobolka woqooyi Bari Kenya.

    Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa weeraray saldhig booliska Kenya ku leeyihiin degaankaas, iyagoo dilay askar saldhigaas ku sugneyd.


    Sidoo kale Al-shabaab ayaa ku soo bandhigay degmada Jilib qalab kala duwan iyo gaadiid ay ka soo furteen ciidamada Kenya, kuwaasoo ay ka mid yihiin rasaas, qoryaha darandooriga u dhaca, jaakadaha rasaasta celiya iyo waxyaabo kale.

    Dadweyne fara badan ayaa isugu soo baxay goobta lagu soo bandhigay meydadka askarta Kenya iyo qalabka laga soo furtay, waxaana goobta ka hadlay saraakiil ka tirsan kooxdan oo ku hanjabay iney sii wadi doonaan weerarada ay ka geystaan gudaha Kenya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 21,104,464 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014