December 10 2018 05:07:20
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Al-Shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Oo Shaaciyey Inuu Isku Dhiibayo Dowladda Farmaajo…………
    News  wararka New Page 1
    Shabaab sarkaal Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa laga soo xigtay in uu isku dhiibi doono dowladda cusub ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Ilo ku dhow Mukhtaar Roobow ayaa waxay sheegayaan inuu hadda go’aan ku gaarey inuu isku dhiibo dowladda Farmaajo.



    Waxaa laga soo xigtay Roobow sidoo kale in dowladda Farmaajo uu ku sheegay iney tahay mid shacabka dhan ay tageersan yihiin, sidaasi darteedna uu ku qasban yahay inuu dhankaasi aado.

    Sidoo kale waxa uu sheegy inuusan ka fileyn Farmaajo iyo dowladiisaba ineysan shisheeye ku wareejineyn sida Itoobiya iyo wixii lamid ah.

    Rag badan oo Al-shabaab ah ayaa lagu wadaa iney isku soo dhiibaan dowladda mudane Maxamed Farmaajo sidii marar horeba looga bartay. sida ay qortay shabakada Muqdisho tv
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,842 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014