December 10 2018 03:36:06
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kooxo hubeysan oo mid ka mid Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Cadaado ku Dilay Muqdisho.........................
    News  wararka New Page 1
    Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Caawa mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Magaalada Cadaado ay ku Dileen Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

    Dilka ninkan oo magaciisa lagu sheegay Bashiir Maxamed Cali (Xagaleey) ayaa waxuu ka dhacay Laanta Taleex, gaar ahaan banaanka Masjid ku yaalla Suuqa khudaarta ee Bakaaraha, sida uu Goobjooge u sheegay Idaacadda Shabelle Weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay Wiil yar oo la socday marxuumka.

    Dableydii ka dambeysay Dilkaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay goobta isaga baxsadeen Ilaa iyo hada majirto wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha amaanka iyo kuwa Maamulka Degmada Hodan oo ku aadan Dilkaasi.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.03 seconds 28,900,382 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014