July 28 2017 14:42:33
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:--Kooxo hubeysan oo Oday Dhaqameed ku Dilay Magaalada Muqdisho------------------------
    English New Page 1
    Dableydan oo ku hubeysnaa bistoolado ayaa sida la sheegay waxey Oday Dhaqameed ku Dileen Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho Marxuumkan oo magaciisa lagu soo koobay Muuse Ilka-weyne ayaa Dilkiisa waxuu ka dhacay Suuqa Weyn ee Demada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

    Goobjooge ayaa Idaacadda Shabelle waxuu u sheegay in Dilkaasi ay fuliyeen 3 Ruux oo Dhalinyaro ah kuwaasi oo ku hubeysan bistoolado Kooxaha Dilka geystay ayaa lagu soo waramayaa in ay goobta isaga baxsadeen.

    Ilaa iyo hada majirto wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha amaanka iyo kuwa Maamulka Degmada Wadajir oo ku aadan Dilkaasi Caawa ka dhacay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 19,799,323 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014