December 10 2018 04:06:43
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay 4 Qodob oo uu kala hadlay Boqortooyada Sacuudiga (AKHRISO)..........................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin uu ka soo diray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga ku soo koobay qodobadda uu kala hadlay dowladda Sacuudiga.
    Madaxweyne Farmaajo ayaa farriintiisa ku sheegay in dowladda Sacuudiga uu kala hadlay qodobadda kala ah:
    1- AMNIGA
    2- MASHAARIIC HORUMARINEED
    3- XAYIRAADDA XOOLAHA SOOMAALIYA SAARAN
    4- & ABAARAHA
    Qoraalka uu soo diray madaxweynaha wuxuu ku yiri: “Waxaan si nabad ah ku gaarnay magaalada Riyadh. Amniga, mashaariic horumarineed, xayiraadda xoolaha & Abaaraha ayaan ka wada hadleynaa IA” ayuu farriintiisa ku yiri madaxweyne Farmaajo.
    Wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Bin Axmed Aljubeyr & Madaxweyne Farmaajo
    Laba kulan oo kala duwan ayuu la yeeshay madaxweynaha boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Bin Axmed Aljubeyr.
    Natiijada safarka Sacuudiga ayaa la filayaa in dhowaan la shaaciyo iyadoo Sacuudigu taageero dhaqaale iyo deeq ku saabsan abaaraha u balanqaaday madaxweynaha.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,906 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014