December 10 2018 06:32:19
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:--- Dabkii qabsaday Suuqa weeynaha Bakaare ee magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha uu geeystay..............
    News  wararka New Page 1
    Khasaara hantiyadeed oo baaxad leh ayaa ka dhashay dab ka kacay qeybo katirsan suuqa ganacsiga ugu weyn dalka Soomaaliya


    Magaalada Muqdisho waxaa si aad ah looga arkayaa holac iyo qiiiq ballaaran oo ka baxaya Suuqa ugu weyn Soomaaliya oo ah Suuqa bakaaraha, kadib markii uu dab xoogan qabsaday qeybo kamid ah Suuqa.

    Dabkan oo aan la ogeyn illaa iyo hadda waxa dhaliyay ayaa la sheegayaa inuu saacadba saacadda ka dambeyso sii fidayo, isagoona gebi ahaaanba baaba'iyay xarumo ganacsi oo waaweyn.


    Qeybaha lagu iibyo Maacuunta, Hargaha, iyo Suuqa Khaliifa oo ah dhimso ganacsi oo ku yaala Bakaaraha ayaa kamid ah meelaha uu dabka sida xoogan u basbeeliyay, waxaana sidoo kale lasheegayaa inuu dabka gaaray sarta dheer ee Cali dheere.

    Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa wada isku dayo ay ku doonayaan iney ku damiyaan dabka, balse weli ma guuleysan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,186 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014