December 10 2018 06:32:47
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada soo doortay oo lagu Dilay Duleedka Muqdisho...........................
    News  wararka New Page 1
    Wararka laga helayo Degaaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan halkaasi Caawa ay ku Dileen Nin magaciisa lagu soo koobay Cabdullaahi Kabo-weyne.

    Marxuumkan ayaa sida la sheegay ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ku soo doortay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug.

    Dadka Degaanka qaarkood ayaa sheegay in Dilka Marxuum Cabdullaahi uu ka dhacay kadib markii laga soo baxay Salaada Cishaha Dableydii fulisay Dilkaasi ayaa isaga cararay goobta.

    Weli majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka Degaanka Ceelasha Biyaha Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Dilkaasi ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,192 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014