December 10 2018 04:31:07
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    RW Kheyre oo Wasaaradaha ugu muhiimsan uqeybiyay J.Land, P.Land & K/Galbeed & Galmudug, Maxeyse heleen S/Land................
    News  wararka New Page 1
    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku mashquulsan soo magacabista Golihiisa Wasiirada oo uu kala tashanayo Madaxweynihiisa Mr Farmaajo, waxaana durbaba soo baxaya shaxda Wasaarado qaar oo qaab awood qeybsi ah u heleen maamul goboleedyada.

    Sida ay sheegayan wararka labada hogaamiye ayaa shax awood qeybsi ah u sameeyay Maamul Goboleedyada dalka ka jira hase yeeshe Maamulka Hirshabeelle ayaa laga hoos mariyay Maamulada kale.

    Halkaan ka daawo Muuqaalka
    Wararka qaar ayaa sheegaya in ka hor inta aanay Madaxda dowladda safaro dibadeed ugu ambabixin lagu dhawaaqi doono Golaha Wasiirada.

    Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa culeysyo kala kulmaya qabaa’ilka waa weyn iyo Wasiirada muhiimka ah ee ay xusul duubka ugu jiraan, waxaana wararka qaar sheegayaan in Wasiirada muhiimka ah qaab maamul goboleed lagu qeybiyay.

    1- Hirshabelle Ra’iisul Wasaare kuxigeen iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

    2- Puntland: Wasiirka Difaaca
    3- Somaliland: Wasiirka Maaliyadda
    4- Koofur Galbeed: Arrimaha Dibadda
    5- Galmudug: Arrimaha Gudaha
    6- Jubbaland: Amniga

    Ilo wareedyada muhiimka ayaa sheegaya in Wasaarado cusub lagu soo kordhin doono Xukuumadda, sida Dalxiiska, Duurjoogta, Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta, Deegaanka iyo aafooyinka.

    Maalinta Arbacada oo beri tahay ayaa la filayaa in ku dhawaaqista noqoto in kastoo laga yaabo in dib u dhac ku yimaado magacabista Golaha Wasiirada.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,320 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014