December 10 2018 03:36:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:---45 Duuliye Itoobiyaan ah oo shaqada laga eryay iyo dad lagu xirxiray Addis Ababa...............................
    News  wararka New Page 1
    Warar ay baahiyeen shabakado ku dhow dhow Mucaaradka dalka Itoobiya ayaa sheegaya in nidaamka dalkaas uu shaqada ka eryay 45 duuliye oo looga shakiyay iney gacan saar la leeyihiin qabaa'illada kacdoonka ka wada dakaasi.

    Inkastoo ay adag tahay in la helo xog dheeraad ah oo la xidhiidha qaabka loo ruqseeyay duuliyeyaasha, hadane warar xagga warbaahinta ayaa sheegaya in qaarkood ay dibad joog yihiin halka kuwa kalena ay xabsiga ku jiraan.

    Duuliyeyaasha la eryay ayaa isugu jira duuliyeyaasha diyaaradaha dagaalka iyo kuwa rakaabka Dhanka kale Ciidamada Itoobiya ee la dagaallamaya dadka ka kacdoonsan ayaa xoog ku galay Jaamacadda magaalada Addis Ababa iyagoona halkaasi kala baxay tiro arday ah, sida laga soo xigtay arday kale.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,407 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014