December 10 2018 06:20:30
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:-----Daacish oo la wareegtay Degano Ka Tirsan puntland..................
    News  wararka New Page 1
    Dagaal-yahaano katirsan ururka Daacish ee kusugan soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen deegaan lagu magacaabo Saan oo katirsan degmada qandala ee Gobalka Bare ee puntland.

    Ilo wareedyo kusugan halkaasi ayaa KNN usheegay in ay arkeyn ciidan hubeysan oo kamid ah ururka daacish qeybtooda kusugan deegaanada puntland oo gudaha usoo galay deegaankaasi .

    Deegaankaan saan ayaa hore daacish uqabsatay balse dagaal culus oo qaatay maalmo badan oo dhaxmaray iyaga iyo ciidanka amaanka puntland ayaa halkaasi xoog looga saaray daacish.

    Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay laamaha amaanka maamulka puntland iyo madaxda maamulkaasi Ciidan katirsan kuwa puntland ayaa xiligaan kusii wajahan deegaanka asi waxaana deegaanka ka taagan xaalad cabsi ah.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,001 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014