December 10 2018 12:23:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ilaalada Guddoomiyaha Kaxda oo Dad Shacab ah Tacshiirad huwiyay.........................
    News  wararka New Page 1
    Wararka aan ka heleyno degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa ku soo warramaya in Ilaalada Guddoomiyaha degmadaasi ay Rasaaseeyeen Dad Barakacayaal ah oo Raashiin Gargaar loogu qeybinayay gudaha degmadaasi.

    Guddoomiyaha degmada Kaxda ayaa ku sugnaa meesha wax ka dhaceen markii ay Ciidamadiisu Rasaasta huwinayeen Barakacayaashaasi.

    Rasaasta ilaalada Guddoomiyaha Kaxda ay ku fureen dadkaasi Barakacayaasha ah ayaa waxyeelo ay ka soo gaareen dad meesha Raashiinka Gargaarka ah lagu qeybinayay ku sugnaa , waxaana khasaaruhu u badnaa dhaawacyo aan tiradooda la cayimin.

    Ilo deegaank ah ayaa Shabelle u xaqiijiyay in Guddoomiyaha Maamulka degmada Kaxda uu amar ku siiyay ilaaladiisa in Rasaas ay la beegsadaan ciddii aan wadan Kaararka lagu qeybinayo Raashiinkaasi Gargaar.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,546 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014