December 10 2018 12:38:14
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Uhuru Kenyatta Oo Balantii Oga Baxay farmaajo Kadib Markii Uu Sameeyay…..................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa la filayey in ay maanta dowladda Kenya dib u furto soohdinta ay Soomaaliya la leedahay gaar ahaan tan ay wadaagaan magaalooyinka Mandheera iyo Balad Xaawo, iyo dhinaca kale Libooy iyo Dhoobley.

    Go’aankaasi ayaa madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu shaaciyay bishii hore oo ay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdalaahi Farmaajo kulan ku yeesheen magaalada Nairobi.

    Haseyeeshee saraakiil Kenyan ah oo ku sugan Mandheera ayaa sheegay in maanta la sugayo wefdi ka socda dowladdooda oo qiimayn doona xaaladda ammaanka xuduudka Haddaba sidee ayay xuduuda xiran u saamaysay ganacsiga Mandheera?

    Axmed Sheekh Cabdi Liibaan, waa ganacsade badeecaddaha ka keena dhanka Soomaaliya, wuxuna shegay inay dhib weyn ku qabaan xirnaansha xuduuda asagona ka codsaday dowladaha kenya iyo Somalia inay ka dhabeyan balantii ay shacabka ka qadeen.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,789 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014