December 10 2018 06:32:59
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Hubkii Farmaajo Uu Siiyey Puntland Oo Galkacyo La Geeyay Iyo Galmudug Oo Ka Hadashay...........................
    News  wararka New Page 1
    Dhawaan Dowlada Soomaliya Waxa ay Saanad Malatri oo u Badan ay ku Wareejisay Maamul Gobaleedka Puntland waxana arintaasi markii ay dhacday Walaac wayn ka muujiyay Siyasiyiin ,Odayaal iyo Waxgarad ka Soo Jeeda Dhanka Galmudug kuwaasi oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo meesha uu ka Xalin laha Dhamays tirka Heshiiskii Hordhac aha ee La Gaaray Dagaalkii ugu Danbeyay ee Gaalkacyo ku dhax Maray Galmudug iyo puntland uu Hub isugu Dhiibay Dadkii Taasi oo keentay in Hubkii farmaajo uu Bixiyay La geyay intiisa Badan Gaalkacyo. sida ay qortay warbaahinta Galkacyo


    Wasiir Ahmed Shire oo Wasiir ka Soo Noqday Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Sheegay in dowlada Soomaliya ay Shacabka gobalka mudug isugu Dhiibtay Hub taasi oo ah in Mar kale Dadka ay Hubka isku gurtaan Waxana uu shegay in dowlada cusub laga Sugayay dhamaystirka Heshiiskii Gaas iyo Gulled ay Gaaren kadib Dagaalkii ugu Danbeyay ee Gaalkacyo balse hada muuqato Rajo xumo madama Hub qaybin uu bilaabo farmaajo , isagoona geesta kale shegay in qaybtii galmudug hubka ilaa iyo hada aan farmaajo laga haynin
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,197 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014