May 28 2017 06:56:58
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dowladda Ingiriiska oo ka warbixisay Ajandayaasha ugu waaweyn Shirka London..........................
    News  wararka New Page 1
    Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo Marti galineysa Shirka London ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Ajandayaasha ugu Muhiimsan ee shirkaasi.

    Waxa ay sheegtay in shirkaan oo si wada jir u wada shir guddoomin doonaan Ra’iisul Wasaaraha UK , Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters uu yahay mid lagu baadi goobayo Taageero deg deg ah oo loo fidiyo Soomaaliya si loo horumariyo Dhaqaalaha iyo Siyaasadda Soomaaliya.

    Sidoo kale waxa ay shaaca ka qaaday Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska in lagu soo qaadi doono shirka London la dagaalanka Argagixisada Sooamaliya iyo si Soomaaliya ay uga hir gasho Nabad gelyo la isku halleyn karo ka hor 2020 oo dowladda hadda waqtigeeda uu ku egyahay.

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska ayaa dhinaceeda shaaca ka qaaday kadib Bayaan ay soo saartay in Ururka Caalamiga ah iyo Dowladda Soomaaliya ay heshiisyo cusub ku wada saxiixan doonaan si looga mira dhaliyo in Soomaaliya ay yeelato dowlad Nabad gelyo buuxo leh islamarkaana Wax sii saar horumarineed leh.

    Beesha Caalamka ayaa Soomaaliya siineyso taageero ku aadan Fududeynta doorashooyinka, Dib u eegista Dastuurka , Kobaca Dhaqaale iyo ka hortagga Musuqmaasuqa.

    Arrimaha ugu Muhiimsan ee Ajandayaasha Shirka London qeyb ka ah waxaa ka mid ah Taageerida Qaxootiga Soomaaliyed eek ala firirsan Caalamka, kaalmada Caalamka ee Abaaraha Soomaaliya gudaheeda 2012kii ayey ahayd markii Shir nuucaan oo kala ah ay dowladda Ingiriiska u qabatay Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 17,832,287 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014