September 21 2017 02:01:18
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    RW Kheyre oo Xil lama filaan ah umagacaabay Ninkii codadka utiriyay MD Farmaajo (Maciisa & Qabiilkiisa)..........................
    News  wararka New Page 1
    Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xil muhiim ah u magacaabay Axmed Cabdullaahi Samow oo ahaa shaqsigii Farmaajo u tirinayey codadka intii ay socotay doorashadii uu kaga guuleystay musharixiin badan oo Soomaaliyeed.

    Ra’isulwasaaraha ayaa ninkaan u magacaabay Agaasimaha Canshuuraha Wasaaradda Maaliyadda ee xafiiska Dakadda Muqdisho.
    Ninkaan ayaa ahaa shaqsigii codka u tirinayey Farmaaj, waxayna arrintaan qeyb ka tahay xilalka loo magacaabay dadkii Farmaajo lasoo shaqeeyey intii uu ololaha ku jiray, wuxuuna Axmed kasoo jeedaa Beesha Gaaljecel.

    Waxaa xusid mudan inuusan Axmed ka tirsaneyn shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda isla markaasna uusan ka diiwaan gashaneyn Shaqada iyo shaqaalaha, waxaana dariishada kasoo geliyey Ra’isulwasaare Kheyre oo ku dadaalayo in xil kasta loo magacaabo shaqsiyaad ay ka heli karaan sida ay rabaan.

    Xilkaan ayaa waxaa laga qaaday Cali Macalin oo ahaa shaqsi si fiican u gudan jiray waajibkiisa kana kasoo jeeday Beesha Saleebaan, waxaana xilkaas ka qaaday Ra’isulwasaare Kheyre oo soo jeedin ka helay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Mustaf Dhuxulow iyo Xildhibaan Dhag Dheer.

    Xilk ka qaadistaan ayaa waxaa la sameeyey asbuucyo ka hor, waxaana diiday inuu saxiixo wasiirka Maaliyadda Beyle oo sheegay inuusan u jeedin sabab keeni karto in Cali laga qaado xilkiisa, waxaana halkaas ka dhashay Khilaaf ku aadan xil ka qaadistaan kaasoo dhex maray Ra’isulwasaaraha oo markii hore waraaqda soo qoray iyo Beyle oo saxiixa ugu dambeeyo leh.

    Ugu Dambeyntii cadaadis badan ka dib Kheyre ayaa ku guuleystay inuu maanta xilka ka qaado Cali Macalin oo ahaa agaasimihii xafiiska Canshuuraha Wasaaradda Maaliyadda ee Dakadda Muqdisho kadib markii uu saxiixay Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 21,104,398 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014