May 28 2017 06:59:08
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:--Xarakada Al shabaab oo dilshay Caaqilkii Mandheera County...........................
    News  wararka New Page 1
    Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa weerar ku qaaday gudaha Kenya, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ka dhashay weerarkaasi iyo askar lagu la’yahay.

    Weerarku ayaa ka dhacay degaanka Cumar Jilacow oo ka tirsan Mandheera. Saddex qof ayaa la sheegay in lagu dilay weerarka, waxaana la waaayay laba askari oo ka mida Booliska Kenya.

    Taliyaha Booliska Mandhera Suleyman Rashid ayaa beeniyay in laba boolis ah ay maqan yihiin, wuxuuse xaqiijiyay in Alshabaab ay dileen Caaqilkii Mandheera County oo ahaa nin ciidamada Kenya kala shaqeeya arrimaha kala hortaagga Alshabaab, markii ay gurigiisa ku weerareen.

    Waxaa laga cabsi qabaa in labada askari ay afduubteen kooxda Alshabaab oo la tuhunsan yahay inay weerarka ka dambeysay Alshabaab ay weerarro joogto ah ku qaada gudaha Kenya, siiba gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 17,832,315 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014