December 10 2018 12:08:21
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War deg deg ah Qarax Xoogan oo Caawa laga maqlay magaaladda Jowhar & Faah Faahin laga helayo..........................
    News  wararka New Page 1
    War deg deg ah goordhow naga soo gaaray magaaladda Jowhar ayaa sheegaya in halkas uu ka dhacay qarax laga maqlay xaafadaha magaaladda.

    Qaraxan oo lasoo sheegayo inuu ahaa Bambo nooca gacanta lagu tuuro ah ayaa ka dhacday bartamaha magaaladda gaar ahaan meel aan ka dheereyn saldhiga booliska.

    Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay bambadaas, waxaase dadkii magaaladda ay bilaabeen iney si iskood ah guryahooda ugu xaroodaan.

    Magaaladda Jowhar ee xarunta maamulka Hiirshabeelle ayaa maalmahan amaankeeda uu ahaa mid wanaagsan, waxaase qaraxaan kadib howlgallo wada ciidamada amaanka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,323 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014