December 10 2018 03:36:56
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Hubkii ugu badnaa oo lagu qabtay Muqdisho & Ciidan uu horkacayo RW kheyre oo…....................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada Amniga ayaa Maanta Howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho Degmooyin ka mida Muqdisho waxaa ay ku soo qabteen Hub aad u badan.

    Hubka ayaa isugu jira Bastoolado iyo Qoryaha Fud-fudud,waxaana lagu soo bandhigay xarunta Xisbiga Ee Degmada Warta-nabadda.

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo ka qeyb galay Munaasabadda Hubka lagu soo bandhigayay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay yihiin Geesiyaal ka hortagay in dhibaato loo geysto Shacabka Soomaaliyeed,waxaana uu intaas ku daray in Ciidamada Howlgalka sameeyay ay yihiin kuwii loogu talo galay Xasilinta Caasimadda Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,411 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014