December 10 2018 12:23:53
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:----Madaxii gurmadka Ciidanka xooga Soomaaliyeed oo Caawa Muqdisho lagu dilay.........................
    News  wararka New Page 1

    Kooxo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa Magaalada Muqdisho ay ku Dileen Madaxii gurmadka Ciidanka xooga Soomaaliyeed.

    Marxuumka oo magaciisa lagu sheegay Gaashaanle Sare, C/laahi Cilmi Nuur C/laahi (Raadiyoow) ayaa waxuu dilkiisa ka dhacay Xaafada Siliga Ameerikaanka ee Degmada Wadajir Goobjooge ayaa sheegay in Kooxihii ka dambeeyay dilkaasi ay isaga baxsadeen goobta.

    Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo goobta gaaray ayaa bilaabay howlgallo baaritaano ah, inkastoo aan weli la sheegin hadii ay dad ku soo qab qabteen Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada dilkaasi Gashaanle Sare C/laahi Cilmi Nuur loogu geystay Magaalada Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,559 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014