December 10 2018 04:58:37
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    isbaarooyinkii Shabeelaha hoose Oo sii Batey, Dhammaan gaadiidleyda gobollada Shabellaha Hoose iyo Baay ayaa ka wada siman dhibaato ...................
    News  wararka New Page 1
    Dhammaan gaadiidleyda gobollada Shabellaha Hoose iyo Baay ayaa ka wada siman dhibaato ay sheegeen iney ka jirto Waddooyinka, gaar ahaan midda u dhaxeysa Muqdisho iyo Baydhabo oo ay sheegeen in laga qaado lacag badan.

    Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka Muqdisho ka baxa hadane taga Deegaannada Koonfur galbeed gaar ahaan Baydhabo oo aan kula kulmay Muqdisho ayaa sharaxaya lacaya Lacagta laga qaado iyo Isbaarooyinku halka ay yaalaan.

    “Magacaygu waa tabliiq, waxaan ka shaqeeyaa Muqdisho iyo Baydhabo, lacagta isbarada nalooga qaado waa xad dhaaf, haddii aan isbaarada dhiibno oo gaari shidaal lagu shubo annaga wax inoo soo haraya malahan, lacagta isbaarada inooga baxda waa illaa Saddex Milyan..8 meel ayaa nalooga qaadaa”

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goor sii horreysa gaaray Magaalada Afgooye Ayaa sheegay in Ciriiriga Wadooyinka Dowladdu wax ay ka qabanayso, gaar isbaarooyinkana la ciribtirayo.

    “Laga bilaabo maanta qofkii lagu arko Isbaaro ma ahan wiilasheeda, dowladani ma ahan mid xoog ku timid, waa mid ku timid rabitaanka shacbka, dowladdaan idinkaa iska leh, annaga adeege ayaan idiin nahay”Hadalka Madaxweyne Farmaajo Aragti ka duwan waxaa Qaba Wadyaasha Gawaarida Muqdisho ka baxa tagana Koonfur galbeed.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,717 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014