December 10 2018 05:00:48
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    XOG CUSUB: Halkee ayuu ku Dambeeyaa Markabkii jaray Internetka Somalia,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
    News  wararka New Page 1
    Markabkii 24kii June jaray Internetka bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya ayaa ku xirtay Dekad ku taalla Dalka Hindiya kaddib markii uu ka shareecday Dekadda Muqdisho.

    Dowladda Soomaaliya waxaa ay horay u sheegtay in Markabka Sharikadda iska leh ee lagu magacaabo MSC Alice,taas oo iyana horay u sheegtay in ay dhacdadaas baareyso.

    Markabka ayaa hadda ku xiran Dekadda lagu magacaabo Alang ee Xeebta Galbeed ee Dalka Hindiya,halkaas oo ay sidoo kale qudhiisu ku socoto farsameyn.

    Markabkan oo la sameeyay Sanadkii 1998ddii,ayaa Habeenkii Axadda 24kii June jiiray Fiilada Internetka siisa bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya,taas oo sababtay in 23 maalmood Internet la’aan noqoto koofurta Dalka.

    Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Lacagaha khasaaraha ah ay ku dallacan tahay Sharikadda Markabkaas iska leh oo ay iyada bixineyso haddii ay diiddana la tiigsan doonaan sharciga Caalamiga ah.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,741 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014