December 10 2018 05:10:02
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamadii Khaatumo oo lagu daray kuwa Somaliland & Weerar ku wajahan Buuhoodle..........................
    News  wararka New Page 1

    Saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamuladda Khaatumo iyo Somaliland ayaa booqday deegaanka Bilcad halkaas oo lagu diyaariyay ciidamo si gaar ah loo tababaray, waxaana qorshaha laga leeyahay uu yahay in la mideeyo ciidamada labada maamul.



    Wasiirka amniga maamulka khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliland ayaa maalmahan socdaal ku saabsan isku darka iyo midaynta ciidanka Somaliland iyo khaatumo waxay ka wadeegaano deegaano ay ka midyihiin Balicad iyo Widh-widh.

    Keyse Cabdi Yuusuf ayaa sheegay inay iska kaashanayaan Somaliland iyo Khaatumo ka hortaga shirka isimada dhaqanka Buuhoodle ay ku balansan yihiin, Wuxuuna sheegay inay Xireen qayb kamid wadooyinkii magaalada Buuhoodle loo mari jiray.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,894 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014