September 20 2018 16:29:14
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    VIDEO: Warkii Ugu Dambeeyay ee Weerarkii Guriga Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo lasoo gaba-gabeeyay & Cida ka dambeysa.............
    Dhacdooyinka New Page 1

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar lagu qaaday guriga uu magaaladda Nairobi ka degan yahay madaxweyne ku xigeenka dalkaas William Ruto.



    Laakiin daqiiqado kahor ayuu guriga ka baxay inta uusan weerarkan dhicin sidaas waxaa xaqiijinaya madaxda dalkaas.
    Warar si hordhac ah loo helay ayaa sheegaya in weerarkan ay geysteen labo qof, saxaafadda Kenya ayaa tabineysa iney ahaayeen Soomaaali, laakiin boolisku weli kama hadlin.

    Ragga weerarkaas ka dambeeyay ayaa lasoo sheegayaa iney ku qeylinayeen (Allahu Akbar) halka ay sidoo kale saxaafadu tilmaameyso iney ku hadlayeen Erayo kale oo ay kamid ahaayeen Guushu Weytimidā€¯

    Raggan ayaa awood uyeeshay iney gudaha ugalaan guriga oo ay mudo dheer ka dagaalamayeen, waxaana halkaas lagu toogtay ragga weerarka geystay halka askarina la dilay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,648,865 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014