August 20 2017 06:02:04
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Hindiya Oo Markale Xukunno Ku Riday Muwaadiniin Soomaaliyeed.....................................
    News  wararka New Page 1
    Maxkamad ku taal Magaalada Mumbai ee Dalka Hindiya ayaa Xukunno Xabsi ah ku riday Muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaasi oo loo haystay Danbiyo la xariira Burcadbadeednimo.

    Dadka la xukumay ayaa tiradooda waxa ay gaaraysaa ilaa 26 Maxbuus, waxaana ay shaacisay maxkamaddu in lagu Xukumay min Todobo Sano oo Xarig ah.

    Maxkamadda ayaa sidookale sheegtay in uu jiro eedeysane aan xaadir ahayn, kaasi oo ay tilmaameen in loo qaaday Xarun caafimad, kadib markii uu ku dhex xanuunsaday Xabsiga uu ku jiray.

    Maxkamadaynta Muwaadiniinta ayaa imaatay xilli dowladda Soomaaliya ay hory uga codsatay dowladda Hindiya in Soomaalida ku xiran dalkaasi dib loogu soo celiyo dalkooda, ayna ku dhamaystaan waqtiga Xabsiga ah ee lagu Xukumay.

    Guud ahaan tirada ku xiran Dalka Hindiya ee u dhashay Dalka Soomaaliya ayaa tiradooda waxa ay gaaray 120 maxbuus, kuwaasi oo ay dowladda Hindiya ku eedeeysay in ay kamid ahaayeen kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida, ee afduubta u geysta Maraakiibta isticmaala Biyaha Soomaaliya.

    Weli waxaa Xabsiyada Dalalka qaar ku xiran Muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaasi oo qarkood loo haysto in ay galeen Danbiyo, halka kuwa kalana ay iska xiran yihiin, iyadoo an lan ogeyn sababaha loo haysto.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 20,371,765 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014