December 11 2017 15:29:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Warar deg deg ah: Ciidamadda DFS oo la wareegay deegaankii ay ku dagaalameen Shabaab & Roobow..............................
    News  wararka New Page 1
    Ciidanka dowladda ayaa dagaal kula wareegay deegaankaas iyadoo hadda ay nawaaxigeeda ay ku suganyihiin xoogaga iska soo horjeeda ee kala taabacsan Al Shabaab iyo Roobow.

    In ciidanka dowladdu la wareegeen goobtaas waxaa xaqiijiyay mas’uuliyiin katirsan kuwa dowladda Federaalka Somalia Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Abaal.



    Majirto wax war rasmi ah oo ilaa hadda kasoo baxay saraakiisha ciidanka dowladda Federaalka Somalia, kaasoo khuseeya la wareegista deegaankaas Dowladda ayaa wada-hadal kula jirta Roobow kasoo laga saaray liiska Argagixisada Caalamka iyo waliba lacag madaxiisa la dul dhigay.

    Arrintaas ayaa keentay in kooxda Al Shabaab weerar kusoo qaado isagoo kasoo goostay sannadkii 2013 wixii waqtigaas ka dambeeyayna ku sugnaa gobolka Bakool isagoo ay weheliyaan mallayshiyaad taabacsan.

    Lama oga sida xaalku noqon doono balse deegaanka Abaal ayaa kacsan, waxaana laga dareemaya xiisad dagaal Dhawaan, waxaa mas’uulkaas la kulmay xubno katirsan maamulka Koonfur Galbeed kuwaasoo wada-hadal kula galay nawaaxiga deegaanka Abaal.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.03 seconds 22,869,778 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014