December 10 2018 04:17:07
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Al-shabaab oo sii deysay shaqaale gargaar oo ay ka afduubeen gobolka Hiiraa.......................
    News  wararka New Page 1
    Xarrakada Al-shabaab ayaa dib xoriyadooda u siisay labo gabdhood oo howlo samafal ah ka wada gobolka Hiiraan labo bilood ka hor.

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sii deynta gabdhahan ku timid kaddib markii ay ka qaateen lacago madax furasho ah,sida ay sheegeen qaar ka mid ah waalidiinta gabdhahan oo la hadlay warbaahinta.

    “Muddo labo bilood ah ayeey Al-shabaab u afduubnaayeen gabdhahan oo saddex maanta ayaa la soo daayay,waxaa nalaga qaatay lacag madax furasho ah,waxey ka shaqeynayeen howlo samafal ah oo ay gobolka ka wadaan. “ayuu yiri mid ka mid Ehelada Gabdhahan.

    Gabdhahan ayaa 16kii bishii July laga afduubtay deegaanka lagu magacaabo Farlibaax oo ka tirsan gobolka Hiiraan,waxaana ay ka tirsanaayeen hay’adda Hello-Trast ,iyagoo halkaas ka waday howlo samafal ah, waxaan wali maqan qof kale oo ka mid ahaa shaqaalaha oo ku jira gacanta Al-shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,063 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014