December 10 2018 04:15:00
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag dag ah...Xiisado Colaadeed Oo Ka Taagan Bariga Gobolka Mudug ( maamullada Galmudug iyo Puntland)...........................
    News  wararka New Page 1
    Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisado coladeed ay ka taagan tahay deegaanno dhaca bariga Gobolkaasi, taasi oo u dhaxaysa maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland.

    Deegaanada Godad iyo Gacmafale ayaa lagu soo warramayaa in xiisada si weyn looga dareemayo, iyadoona halkaasi la soo dhoobay maleeshiyaad kala taabsacsan maamulladaasi.

    Dadka deegaanka ayaa bilaabay barakac, kadib markii ay soo food saartay cabsi xoogan, maadaama deegaanadaasi la soo dhoobay maleeshiyaad ka kala tirsan Galmudug iyo Puntland, kuwaasi oo horay ugu dagaalamay Gobolkaasi Mudug.

    Xiisadan ayaa sii xoogeysatay, kadib markii shalay deegaanka Godad lagu dilay 3 Qof oo shacab ahaa, kuwaasi oo lagu rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,024 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014