December 11 2017 15:31:46
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dib U Dhac Ku Yimid Shirka Madaxda Dowladda Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo............................
    News  wararka New Page 1
    Iyadoo maanta lagu waday in Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shirkii u dhexeeyay Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe ayaa wararka aan heleyno waxa ay ku warramayaan in uu baaqday shirkaasi.

    Shirkan ayaa waxaa horay u iclaamiyay madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe”.

    Lama oga sababta uu u baaqday shirkaas walow ay soo ifbaxayeen maamul Goboleedyada qaar oo qaadacay ka qeyb galka shirkaasi.

    Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood oo la sheegay in qadka Telefoonka ay ku wada hadleen ayaa sida aan wararka ku heleyno waxa ay sheegayaan in ay isla meel dhigeen in bilowga Toddobaadka soo socda loo weeciyay.

    Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa dhankeeda la sheegay in ay shaki badan ka muujineyso shirka ka furmaya Magaalada Kismaayo.

    Dhanka kale Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey oo dhankiisa ka hadlay mowqifka kaga aadan shirkaas ayaa waxa uu sheegay in aan shirkaas looga hadleynin Masiirka ummadda Soomaaliyeed, islamarkaana ka Puntland ahaan aysan ka qeyb gali doonin.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,819 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014