December 11 2017 15:25:30
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:--Toogasho Goordhow ka dhacday Muqdisho taasoo lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Minishiibiyada Dowladda hoose ee Muqdisho.................................
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya Degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya Kooxo hubaysan Suuq bacaad ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Minishiibiyada Dowladda hoose ee Muqdisho.



    Rag Bistoolado ku hubaysan ayaa sarkaalkaan dilay xili uu ku howlnaa qaadista lacagaha canshuurta ah ee laga qaado Ganacsatada Suuqaasi.

    Sarkaalka Ciidanka Minishiibiyada ka tirsan ee la dilay, ayaa dhawr xabadood waxaa looga dhuftay qaybaha Sare ee jirka, waxaana taasi ay keentay in uu isla goobta uu ku geeriyoodo.

    Raggii hubaysnaa ee dilka gaystay ayaa markiiba meesha ka baxsaday, Ciidamada Nabad Sugidda ayaa tagay Goobta uu dilka ka dhacay, waxayna ka sambeeyeen Howlgalo iyagoona xiray Wadooyinka ka akdhaw halka uu dilka ka dhacay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,715 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014