December 11 2017 15:31:33
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Cusub:--Rag Lagu Tuhmay Al Shabaab Oo Weeraray Dalka Mozambique.................................
    News  wararka New Page 1
    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Weerar ka dhacay Dalka Mozambique oo ay fuliyeen Kooxo hubeysan oo looga shakisan yahay in ay ka mid yihiin Xarakada Al Shabaab.

    Dableydan hubeysan ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhig Ciidamada Booliska Mozambique ay ku leeyihiin Degmada Mocímboa da Praia ee Gobolka Cabo Delgado.

    Saraakiisha Booliska ayaa sheegay ugu yaraan labo askari oo Boolis ah in uu dhaawac ka soo gaaray iska horimaad ka dhashay weerarkaasi qorsheysnaa.

    Booliska ayaa sidoo kale xusay in Raggii ka dambeeyay weerarkaasi ay horey u qaateen hub yaallay Saldhiga Booliska ee Degmada Mocímboa da Praia Weerarkaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay sidoo kale ku dhinteen labo ka mid ahaa ilaalada Bankiga Millenium Bim.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,815 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014