December 11 2017 15:26:12
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiyihii baarlamaanka oo isku Casilay...Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa sheegaya inuu is casilay Guddoomiyihii baarlamaanka Ethiopia Abadulla Gemeda.
    News  wararka New Page 1
    Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa sheegaya inuu is casilay Guddoomiyihii baarlamaanka Ethiopia Abadulla Gemeda.

    Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa warqadaha is casilaada ku wareejiyay guddiga fulinta ee ururka ”Eprdf” waxaana la soo warinayaa in guddiga uu aqbalay.

    Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa cadaadis kala kulmay madaxda ugu sareysa dalka iyo Xildhibaanada baarlamaanka kadib markii lagu helay kiisas is biirsaday oo ku aadan shaqada baarlamaanka.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in Guddoomiyaha lagu helay musuq lacageed iyo ku tagrifal awooda madaxda ugu sareysa dalka.

    Guddiga fulinta ayaa sheegay in dhawaan ay soo sharixi doonaan shaqsigii badali lahaa Abadulla Gemeda oo mudda 10 sano ka badan ahaa Gudoomiyaha baaralamaanka Ethiopia.

    Guddiga ayaa baadi-goob ugu jira shaqsiga buuxin lahaa booska Abadulla Gemeda, waxaana suuragal ah in xilkaasi la magacaabo iyadoo aanu dhicin doorasho Si kastaba ha ahaatee, sharciyada baarlamaanka Ethiopia ayaa aad uga duwan kuwa dalalka kale ee dhaca qaarada Africa.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,730 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014