December 10 2018 05:47:42
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dowlada Soomaaliya oo hakisay duulimaadyada Qaadka ee Kenya Laga keenaayay———————-
    News  wararka New Page 1

    Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay diyaaradihii qaadka geyn jiray Soomaaliya.
    Wasiirka gaadiidka iyo Duulista Hawada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa sheegay in go’aankan uu yahay mid quseeya dhammaan garoomada diyaaradaha ee Soomaaliya oo dhan.
    Dowlada Soomaaliya ma cadeyn sababta ay qaadka u joojisay iyo inta uu socon doona amarka lagu hakiyay qaadka la geyn jiray Soomaaliya.
    Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha Wilson Air Port oo inta badan ay ka soo duulaan diyaaradaha qaadka geeya Soomaaliya aysan wax diyaarad ah saakay ka soo bixin.
    In ka badan 30 diyaaradood ayaa maalin walba Muqdisho iyo gobolada kale waxay geyn jireen Jawaano qaad ah oo ganacsatada ay ka soo dhoofin jireen dalka Kenya.
    Diyaaradaha ayaa tagi jiray magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Gaalkacyo, Kismaayo iyo Laascaanood, waxaana durba soo if baxaya inuu dhaqan galayo go’aanka sida KMG ah ay dowladda Soomaaliya ku joojisay qaadka ka imaan jiray Kenya.
    Ganacsatada Soomaalida ee qaadka iibisa ayaa walaac ka muujiyay talaabadan lagu hakiyay qaadka la geyn jiray Soomaaliya.
    Sidoo kale ganacsatada iyo dadka beeraha leh ee Kenya ayaa ayaguna walaac ka muujiyya go’aanka ka soo baxay dowlada Soomaaliya iyadoo hore wadamada Yurub ay u mamnuuceen qaadka laga dhoofin jiray Kenya ee la geyn jiray wadamadaas.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,469 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014