October 18 2018 13:03:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Deg Deg:- Qaar Ka Mid Ah Dhaawacyadii Liitay Oo Loo Qaaday Dalka Turkiga———-
    Dhacdooyinka New Page 1
    )-Goordhow waxaa Garoonka Diyaaraha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ka duushay Diyaarada siday qaar ka mid ah dadkii ugu darnaa ee ku dhaawacmay qaraxii Maalin ka hor ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.
    Diyaaradaan ayaa waxa ay ka timid dalka Turkiga iyada oo ay la soceen Dhaqatiir u dhalatay dalkaasi, waxaana Garoonka ku sugnaa oo sagootiyay dhaawacyada masuuliyiin uu horkacayo Ra’iisul Wasaare xasan Cali kheyre Wasiiradda Arrimaha Dibad aiyo Warfaafinta.
    Ku dhawaad 40 Ruux ayaa Diyaaradaan ay qaaday waxana la sheegay in qof walba uu raaci doono hal qof oo ehelkiisa ah tanina waxa ay qeyb ka tahay Turkiga oo ka jawaabayay codsi ay u direen Madaxda ugu sareysa dalka Soomaaliya.
    Dadka la qaaday waxaa ka mid ah Wariye Cabduqaadir Ok oo ka mid ah Wariyaasha Muqisho uga warama Idaacadda Voa,da
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,958,733 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014